.....

World News

Madaxwyne Shariif ayaa lagu wado inuu la kulmo Jaaliyada Soomaaliyeed ee London

Madaxwyne Shariif ayaa lagu wado inuu la kulmo Jaaliyada Soomaaliyeed ee London »

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in bisha Marso oo ay berri kow tahay horaanteeda inuu booqasho taariikhi ah ku talo dalka Ingiriiska, kadib markii uu casuumaad ka helay Dowladda Britain. Wafdiga Madaxweyne Shariif...

February 28 2010 / No comment / Sii Aqri »
Maxkamada Guud ee Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo maanta xukuno kala duwan  ku riday 15 qof

Maxkamada Guud ee Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo maanta xukuno kala duwan ku riday 15 qof »

Maxkamada Guud ee Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo maanta xukuno kala duwan waxaa ay ku riday 15 qof oo lagu eedeeyay dambiyo kala duwan kuwaasi oo qaarkood maanta la horkeenay Maxkamada halka kuwa kalana...

February 28 2010 / No comment / Sii Aqri »
Qadaafi oo Jihaad ku baaqay

Qadaafi oo Jihaad ku baaqay »

Qaramada Midoobay ayaa cambaareeysay hadal ka soo baxay Madaxweynaha Libya Muammar Gaddafi, oo ku baaqy in dagaal Jihad ah lagu qaado waddanka Switzerland. Madaxa hey’adda Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva Sergei Ordzhonikidze, ayaa sheegay inuu aamminsan...

February 26 2010 / No comment / Sii Aqri »
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa maanta wxa uu ka digay Khilaaf soo kala dhaxgala xoogaga Islaamiyiinta

Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa maanta wxa uu ka digay Khilaaf soo kala dhaxgala xoogaga Islaamiyiinta »

Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa maanta wxa uu ka digay Khilaaf soo kala dhaxgala xoogaga Islaamiyiinta ee ka dagaalama dalka Soomaaliya. Sheekh Xasan Daahir Aweys gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam oo Salaadii Jimco...

February 26 2010 / No comment / Sii Aqri »
Mid kamid aah la-taliyeyaasha Madaxweyne Shariif oo sheegay inuu xilkaas iska casilay

Mid kamid aah la-taliyeyaasha Madaxweyne Shariif oo sheegay inuu xilkaas iska casilay »

Prof. Axmed Muumin Warfaa oo ka mid ahaa La-taliyeyaasha sarsare ee Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa sheegay inuu xilkaas iska casilay xilkaas. La-taliyahan ayaa sheegay inay waxba ka fuli waayeen...

February 20 2010 / No comment / Sii Aqri »
.

Wararka Dibada

Muslim Demographics »

Muslim Demographics

STOP BELIVING WHAT OTHER PEOPLE SAY ABOUT ISLAM AND FIND OUT THE TRUTH FOR UR SELF. Islam is the fastest growing religion in the...

Nov 27 2009 / No comment / Sii Aqri »

Barakaca Ceel-Waaq »

Barakaca Ceel-Waaq

In ka badan 15 kun oo qof ayaa ku guryo beelay roobab xoog leh oo muddo afar maalmood ah ka da’ayay magaalada Ceel-waaq oo...

Oct 31 2009 / No comment / Sii Aqri »

Dahabshiil Launches New Electronic Cash System »

Dahabshiil Launches New Electronic Cash System

Somalia’s largest Money Transfer Company, Dahabshiil launches new electronic cash system Tuesday, in Hargeisa, officials told VOA. The General Manager of Dahabshiil Money Transfer,...

Oct 30 2009 / No comment / Sii Aqri »

Dowladda Jabaan ayaa waxaa ay Sheegtay in maraakiib dagaal ay u soo direyso Xeebaha dalka Soomaaliya »

Dowladda Jabaan ayaa waxaa ay Sheegtay in maraakiib dagaal ay u soo direyso Xeebaha dalka Soomaaliya

Dowladda Jabaan ayaa waxaa ay Sheegtay in maraakiib dagaal ay u soo direyso Xeebaha dalka Soomaaliya si ay ula dagaalaan burcad badeeda Soomalida. Wasaaradda difaaca...

Oct 13 2009 / No comment / Sii Aqri »

xayaysiis

RSS African News

.....

Gobolada

Beled Xaawo : Kooxo hubaysan ayaa xalay dil ugu geystay sargaal Madax ka ahaa Hay’ad Samafal »

Beled Xaawo : Kooxo hubaysan ayaa xalay dil ugu geystay sargaal Madax ka ahaa Hay’ad Samafal

Kooxo hubaysan ayaa xalay dil ugu geystay Magaalada Balad Xaawo sargaal Madax ka ahaa Hay’ad Samafal oo ka howlgasha gobolka Gedo kadib markii ay gurigiisa ugu galeen. Ninkaan la dilay oo lagu magacaabo Cusmaan Maadey oo ahaa madaxa Hay’adda samafalka iyo Daryeelka dadka waayeelada ayaa la...

Dec 28 2009 / No comment / Sii Aqri »

Alshabaab:oo gacanta ku dhigay Sariflayaal diiday qaadashada $ jeex jeexan »

Alshabaab:oo gacanta ku dhigay Sariflayaal diiday qaadashada $ jeex jeexan

Ciidamada Maamulka Islaamiga ee gobolada Jubooyinka ayaa gacanta ku dhigay ganacsato sariflayaal ah kuwaasi oo la sheegay in ay diideen qadashada doolarka ajeex jeexan. Wilaayada islaamiga ee gobolada Jubooyinka ayaa dhawaan waxaa ay soo saartay awaamiir ku aadan qaadashada lacagaha Doolarka Maraykanka ee jeex jeexan meelaha...

Dec 7 2009 / No comment / Sii Aqri »

Barakacayaasha ku dhaqan koofurta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ka cabanaya kooxo hubeysan oo habeenkii kula dhaqaaqa Jirdil iyo Kusfi »

Barakacayaasha ku dhaqan koofurta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ka cabanaya kooxo hubeysan oo habeenkii kula dhaqaaqa Jirdil iyo Kusfi

Barakacayaasha ku dhaqan koofurta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ka cabanaya kooxo hubeysan oo habeenkii kula dhaqaaqa Jirdil iyo Kusfi. Dadka barakacayaasha ee ku noo xerada cadanleey ee koofurta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay ka arimiyaan Maamulka Galmudug ayaa xiliyada habeenkii...

Dec 6 2009 / No comment / Sii Aqri »

Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Sh/dhexe ayaa ka warbixyay dagaal saakay aroor hore ka dhacay goob siyaaro lagu samaynayay »

Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Sh/dhexe ayaa ka warbixyay dagaal saakay aroor hore ka dhacay goob siyaaro lagu samaynayay

Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Sh/dhexe ayaa ka warbixyay dagaal saakay aroor hore ka dhacay goob siyaaro lagu samaynayay oo ku taala deegaanka Basro ee gobolka Sh/dhexe. Wilaayada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Sh/dhexe ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgal ay...

Dec 6 2009 / 1 Aragti / Sii Aqri »

C/raxmaan Faroole oo jagooyin u magacaabay wiilkiisa iyo Abwaan Xasan Guulwade. »

C/raxmaan Faroole oo jagooyin u magacaabay wiilkiisa iyo Abwaan Xasan Guulwade.

Wareegto shalay galinkii dambe kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxa’ud Faroole ayaa jagooyin loogu kala magacaabay wiilka madaxweynaha Maxa’ed Ca/raxmaan Faroole oo loo magacaabay lataliyaha madaxweynaha xagga saxaafadda iyo Abwaan Xasan guulwade oo loo magacaabay gudoomiyaha hidaha iyo dhaqanka Puntland. Maxa’ed...

Nov 30 2009 / No comment / Sii Aqri »

Xaalada Degamada Xagar oo saakay degan »

Xaalada Degamada Xagar oo saakay degan

Waxaa saaka deganaan laga soo sheegayaa Deegaanno hoostaga Degmada Xagar ee Gobolka Jubbada Hoose, kuwaasi oo ay shalay dagaallo xooggan ku dhexmareen xoogag kala taabacsan Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab. Waxaa dib u soo noqotay Isgaarsiintii Degmada Xagar iyo deegaannada u dhow, waxayna xaaladdu hadda tahay mid...

Nov 17 2009 / No comment / Sii Aqri »
.... ........ .

Africa News

Dowlada Uganda oo tababar usoo xirtay ciidamo Somalia »

Dowlada Uganda oo tababar usoo xirtay ciidamo SomaliaDowladda Wadanka Uganda ayaa tababar waxaa ay ugu soo gaba gabeysay Magaalada Kampala ee Caasimadda wadanka Uganda dhalinyaro la sheegay in ay qeyb ka noqonayaan...

Dec 28 2009 / No comment / Sii Aqri »

Somali Canadian to get out of Kenya »

Somali Canadian to get out of KenyaSuaad Hagi Mohamud should be dancing for joy. After 21/2 months of seedy hotel living, court dates, fingerprint tests, facial analyses, time in one of...

Aug 13 2009 / No comment / Sii Aqri »

Eritrea oo beenisay in diblumaasi u dhashay dalkeeda laga Cayriyay Kenya »

Eritrea oo beenisay in diblumaasi u dhashay dalkeeda laga Cayriyay  KenyaSafiirka u fadhiya dowladda Eritrea dalka Kenya ayaa beeniyay in Kenya ay dalkeeda ka erisay diblumaasi Eritrean ah sababo la Xariira Xariirka ay la leeyihiin...

Aug 9 2009 / No comment / Sii Aqri »
Xayaysiis
...

Sports

Xulka Qaranka oo dib ugu soo noqday Mugdisho maanta

Xulka Qaranka oo dib ugu soo noqday Mugdisho maanta

Waxaa maanta dalka dib ugusoo laabntay xulka qaranka kubada gacanta dalka Soomaaliya oo dalka Burundi kagasoo qeyb galay tartankii qaramada bariga iyo bartamaha Afrika.   Tartankan oo ka dhacayay magaalada Bujumbura ee dalka Burundi ayaa soomaaliya...

Sep 9, 2009 / More »

Africa News

Dowlada Uganda oo tababar usoo xirtay ciidamo Somalia

Dowlada Uganda oo tababar usoo xirtay ciidamo Somalia

Dowladda Wadanka Uganda ayaa tababar waxaa ay ugu soo gaba gabeysay Magaalada Kampala ee Caasimadda wadanka Uganda dhalinyaro la sheegay in ay qeyb ka noqonayaan ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya. Dhalinyaradaani oo mudo sedax...

Dec 28, 2009 / More »

Local News

Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa shaaca ka qaaday in uu dib u soo celinayo qiimihii Baasaboorka Somalia

Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa shaaca ka qaaday in uu dib u soo celinayo qiimihii Baasaboorka Somalia

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga iyo Midowga Yurub Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa shaaca ka qaaday in uu dib u soo celinayo qiimihii uu lahaa Baasaboorka Soomaaliyeed oo dalal...

Sep 6, 2009 / More »

World News

Madaxwyne Shariif ayaa lagu wado inuu la kulmo Jaaliyada Soomaaliyeed ee London

Madaxwyne Shariif ayaa lagu wado inuu la kulmo Jaaliyada Soomaaliyeed ee London

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in bisha Marso oo ay berri kow tahay horaanteeda inuu booqasho taariikhi ah ku talo dalka Ingiriiska, kadib markii uu casuumaad ka helay Dowladda Britain. Wafdiga...

Feb 28, 2010 / More »

Local News

Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa shaaca ka qaaday in uu dib u soo celinayo qiimihii Baasaboorka Somalia

Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa shaaca ka qaaday in uu dib u soo celinayo qiimihii Baasaboorka Somalia

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga iyo Midowga Yurub Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa shaaca ka qaaday in uu dib u soo celinayo qiimihii uu lahaa Baasaboorka Soomaaliyeed oo dalal...

Sep 6, 2009 / More »

Africa News

Dowlada Uganda oo tababar usoo xirtay ciidamo Somalia

Dowlada Uganda oo tababar usoo xirtay ciidamo Somalia

Dowladda Wadanka Uganda ayaa tababar waxaa ay ugu soo gaba gabeysay Magaalada Kampala ee Caasimadda wadanka Uganda dhalinyaro la sheegay in ay qeyb ka noqonayaan ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya. Dhalinyaradaani oo mudo sedax...

Dec 28, 2009 / More »

Gobolada

Beled Xaawo : Kooxo hubaysan ayaa xalay dil ugu geystay sargaal Madax ka ahaa Hay’ad Samafal

Beled Xaawo : Kooxo hubaysan ayaa xalay dil ugu geystay sargaal Madax ka ahaa Hay’ad Samafal

Kooxo hubaysan ayaa xalay dil ugu geystay Magaalada Balad Xaawo sargaal Madax ka ahaa Hay’ad Samafal oo ka howlgasha gobolka Gedo kadib markii ay gurigiisa ugu galeen. Ninkaan la dilay oo lagu magacaabo Cusmaan...

Dec 28, 2009 / More »
Xayaysiis

Xayaysiis

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Easy AdSense by Unreal
Free counter and web stats