
Wefti ka socday Dawladda Ingiriiska oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Safiirka Ingiriiska u fadhiya Dalka Itoobiya Mr. John Marshall oo dhawaanahan Somaliland u joogay dhexdhexaadin la xidhiidha khilaafaadka taagan, ayaa ka war-bixiyay aragtida Dawladdooda ee muranka taagan iyo cidii ay la kulmeen intii ay dalka joogeen.
Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed Weftigani ka soo saaray Magaalada Addis-Ababa ee [...]
August 31, 2009 | Posted in
Gobolada |
Sii Aqri »

Waqooyiga magaalada London, waxaa xalay lagu qabtay xaflad casho ah oo lagu soo gabagabaynayay tartanka kubadda cagta ee Somali week 2009. waxaa cashadaas maalgalisay shirkadda xawilaadda Olympic.
Tartanka Somali Week ku dhowaad laba todobaad ayuu socday, iyadoo dhowr iyo toban kooxna ay ka qaybgaleen. Shalay Galab, ayaa tartanka Somali week 2009 ay ciyaartii final-ka ahayd ka [...]
August 31, 2009 | Posted in
Sports |
Sii Aqri »
Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta Faah faahin ka bixisay howlgalkii ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda KMG ay ka sameeyeen gudaha Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Kusimaha Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ee Soomaaliya ahna Wasiirka Kalumaysiga iyo qeyraadka Badda Pro. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu [...]
August 30, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »

Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ayaa galabta waxa ay shaaca ka qaadeen in ay bilaabayaan dagaal cusub oo ay kaga hortagayaan Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Shisheeye ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya.
Sheekh Cali Maxamuud Raage oo ah afhayeenka Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo galabta Shir jaraa’iid u qabtay qaar kamid ah warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu [...]
August 29, 2009 | Posted in
Local News |
Sii Aqri »
August 29, 2009 | Posted in
Video |
Sii Aqri »

Saaka subaxnimadii ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka amba baxay wafdi isugu jira madax ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Gacanta, ciyaartoy, macallimiin iyo saraakiil jir-dhiska iyo caafimaadka u qaabilsan Xiriirka Kubadda Gacanta Soomaaliya, waxayna ku sii jeedaan Magaalada Bujumbura ee dalka Burundi, halkaasi oo uu ka dhacayo Tartanka Kubadda Gacanta ee Dalalka Bariga iyo Bartamaha [...]
August 29, 2009 | Posted in
Sports |
Sii Aqri »
Gaari ay wateen Ciidamada Burundi oo ka soo baxay kuliyaddii hore ee Jaale Siyaad kuna sii jeeday Jaamacaddii hore ee Umadda ayaa 06:00 AM iyo Qadar daqiiqado ah lagu Qaraxiyay markii uu marayay Warshaddii hore ee Kabka, waxayna Dad Goob joogayaal ahi xaqiijiyeen in Gaarigaasi iyo wixii Saarnaa ay Bas-beeleen.
Sarkaal ka tirsan Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin [...]
August 25, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
2 Askari oo Ugandhiis ah ayaa ku geeriyooday Qarax Miino oo Saaka 06:00 iyo Qadar Daqiiqado ah ay Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin kula beegsatay inta u dhaxeysa Gurigii hore ee Shaqaalaha iyo Dabka sida ay Xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Xarakadaasi oo la soo xiriiray Shabakadda.
Qaraxan oo si weyn looga maqlayay Degmooyin ka mid ah Magalada Muqdisho [...]
August 24, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »

Ma’uuliyiinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Gedo ayaa Shaaca ka Qaaday inay Cafis u Fidinayaan Maliishiyaadka iyo Xubnaha ka tirsan DKMG ah ee ku sugan Dolow hadii ay ka soo hoosbaxaan Ciidamada Gumeysiga Itoobiya Dadkoodana Dhinac ka raacaan.
Macalin Cismaan Max’ed C/Qaadir oo ah Gudoomiye ku Xigeynka Maamulka Islaamiga ah ee Gobolka Gedo ayaa Sheegay in [...]
August 24, 2009 | Posted in
Gobolada |
Sii Aqri »
Ururka Xisbul Islaam oo ka mid ah kooxaha dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabay hadalkii Madaxweynaha Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed ee ahaa in la joojiyo xabbada, lana furo wada hadallo.
Afhayeenka Ururkan Shiikh Xasan Mahdi oo wareysi gaar ah siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay inaysan jirin wada hadallo uu ururkoodu [...]
August 23, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Ururka Xisbul Islaam iyo dowladda KMG ayaa waxa ay siyaabo kala duwan uga hadleen dagaaladii xalay ka dhacay qaybo kamid ah Magaalada Muqdisho.
Xoghaya gaanshaadhiga Ururka Xisbul Islaam Sheekh Muuse Cabdi Caraale iyo Afhayeenka Ciidanka daraawiishta dowladda KMG ah Sheekh C/risaaq Maxamed Qaylow ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay dagaalo iyo duqaymo is watay oo xalay [...]
August 23, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Xarakada Shababul Mujaahidiin ayaa Maanta howl galo wadooyin lagu furayo laguna dayactirayo ka sameysay inta u dhaxeysa Isgoyska Ifka Xalan ilaa Buurka Ciise Cabdi ee Degmada Dayniile
Afhayeenka Al-shabab oo Saxaafada kula Hadley goobta howl-galku ka socdey ayaa sheegay howshan qeyb ka tahey dhaqan gelinta Shareecada Islaamka, sidoo kalena howshan sii wadayaan, waxa kale oo uu [...]
August 22, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »