Archive for ‘October, 2009’

Odayaasha degmada Tiyeeglow ayaa waxa ay sheegeen in ay ku guulaysteen kala qaadista Ciidamadii xalay ku dagaalamay gudaha degmada Tiyeeglow

Odayaasha degmada Tiyeeglow ayaa waxa ay sheegeen in ay ku guulaysteen kala qaadista Ciidamadii xalay ku dagaalamay gudaha degmada Tiyeeglow

Qoysaskii xalay ka barakacay gudaha degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool kuna sugnaa saacadihii ugu danbeeyay deegaano ku dhow dhow magaaladaasi ayaa iminka dib ugu soo noqday guryahoodii kadib markii Odayaasha iyo culumaa’udiinka degmadaasi ay ku guulaysteen in ay kala qaadaan Ciidamadii ishor fadhiyay ee xalay dirirtu dhaxmartay sidaana waxaa Shabelle xafiiskeeda Baydhabo u xaqiijiyay Malaaq [...]

Barakaca Ceel-Waaq

Barakaca Ceel-Waaq

In ka badan 15 kun oo qof ayaa ku guryo beelay roobab xoog leh oo muddo afar maalmood ah ka da’ayay magaalada Ceel-waaq oo u dhow xadka dalka Kenya.
Biyaha ayaa aasay inta badan guryaha iyo ganacsiyadii.
Sidaas waxaa qortay IRIN News oo ka tirsan qaybaha wararka ee Qaramada Midoobay.
IRIN ayaa la hadashay dad kala duwan oo [...]

Dowlada KMG iyo Xisbul Islam oo dagaalo ku dhaxmary Degmada Ceelgaal

Dowlada KMG iyo Xisbul Islam oo dagaalo ku dhaxmary Degmada Ceelgaal

Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ee gobolka Hiiraan iyo Ururka Xisbul Islaam ayaa waxaa ay goordhow ka bilowdeen agagaarka deegaanka Ceelgaal ee gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo halkaasi ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal culus uu ka bilowday deegaan u dhaxeeya Buurta Jante Kundhishe iyo deegaanka Ceelgaal halkaasi oo ay isaga hor [...]

Dahabshiil Launches New Electronic Cash System

Dahabshiil Launches New Electronic Cash System

Somalia’s largest Money Transfer Company, Dahabshiil launches new electronic cash system Tuesday, in Hargeisa, officials told VOA.
The General Manager of Dahabshiil Money Transfer, Abdirashid Mohamed Saed said the computer generated Internet based system will allow their customers to obtain debit cards to withdraw funds from Automated Teller Machines.
The ATMs will be placed in [...]

Dagaal iyo Duqaymo barbarsocday oo saakay ka bilaawday Mugadisho

Dagaal iyo Duqaymo barbarsocday oo saakay ka bilaawday Mugadisho

Ugu yaraan Lix qof ayaa ku dhimatay 14 kalena wey ku dhaawacmeen dagaalo iyo madaafiic culus oo maanta ka dhacday magaalada muqdishu .
Dagaalka ayaa bilowday markii ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowladdu ay bilaabeen inay xiraan qaar ka mid ah waddooyinka magaalada si loo sugo ammaanka Madaxweynaha oo maanta Muqdisho ku laabtay.
Saraakiil ka [...]

Ciidamada AMISON oo ku siqay deegaanno hor leh oo ka tirsan Degmooyinka Hodan iyo Howl-Wadaag

Ciidamada AMISON oo ku siqay deegaanno hor leh oo ka tirsan Degmooyinka Hodan iyo Howl-Wadaag

Ciidamada Amisom ee fariisimada ku leh Magaalada Muqdisho ayaa saaka waxay ka baxeen xeryihii ay ku jireen, waxayna ku siqeen deegaanno aysan horay u joogi jirin oo ka tirsan Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Gobolka Banaadir.
Ciidamada Amisom oo wata Taangiyo ayaa waxaa ka tallaabeen Isgoysyada Dabka iyo Sayidka, waxayna u dhaqaaqeen dhanka Isgoysyada Bakaaraha iyo [...]

Saraakiil sar sare oo Xisbul Islam ee ku sugan Magaalada Baladweyne ay ku amreen Macow in uu iska soo wareejiyo gaadiidkiisa dagaalka

Saraakiil sar sare oo Xisbul Islam ee ku sugan Magaalada Baladweyne ay ku amreen Macow in uu iska soo wareejiyo gaadiidkiisa dagaalka

Guddoomiyaha Goballka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow oo kol hore sheegay in uu ku biiray Ururka Xisbul Islaam ee ka mid ah Ururrada ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa warar hoose oo soo baxaya waxaa sheegayaan in uu mad madow uu soo kala dhaxgalay isaga iyo Saraakiisha Xisbul Islaam ee ku sugan Magaalada Beledweyne.
Shiikh C/raxmaan [...]

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay

Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan dalka dibadda ugu maqnaa ayaa saaka barqadii wuxuu dib ugu noqday dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimaddiisa Muqdisho.
Madaxweynaha oo ka soo dhoofay Dalka Yemen ayaa waxaa safarka ku wehlinayay Wasiirro ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Cali Jaamac Jengeli,Wasiirka Ilaalinta Deegaanka iyo Bii’ada [...]

Madaxweyne Shariif :oo la yeeshay kulan xaga amaanka Golaha Wasiirada

Madaxweyne Shariif :oo la yeeshay kulan xaga amaanka  Golaha Wasiirada

Kulan xaasaasi ah oo laga hadlayay amaanka dalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa ku yeeshay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Golaha Wasiirada.
Kadib kulan xasaasi ah oo waqti kooban qaatay islamarkaana ay maanta ku yeesheen Xarunya Madaxtooyad ee Vill Soomaaliya Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Golaha Wasiirada [...]

Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa beeniyay in dhalinyaro Soomaali ah ay DKMG ku tabaranayso gudaha wadanka Kenya

Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif  ayaa beeniyay in dhalinyaro Soomaali ah ay  DKMG ku tabaranayso gudaha wadanka Kenya

Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif sheikh Axmed ayaa beeniyay in dhalinyaro Soomaali ah ay dowladda KMG ku tabaranayso gudaha wadanka Kenya.
Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu maalmo ka hor safar kaga soo laabtay wadamo dhowr ah oo uu ku [...]

Gaari ay leeyihiin Ciidamada AMISOM oo maanta lagu qarxiyay nawaaxiga Kuliyadii Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho.

Gaari ay leeyihiin Ciidamada AMISOM oo maanta lagu qarxiyay nawaaxiga Kuliyadii Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho.

Gaari ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ayaa maanta waxaa lagu qarxiyay nawaaxiga Kuliyadii Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho iyadoo qaraxaasi kadibna uu halkaasi iska horimaad ku dhaxmaray Ciidamada Burundi iyo Xoogaga ka soo horjeeda.
Qaraxani oo ahaa miinada dhulka lagu aaso lagana hago Rumuud Koontaroolka ayaa waxaa Saakay agagaarka Kuliyadda Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho lagula beegsaday [...]

Xisbul Islaam: ganacsatadii xalay lagu dilay Baladweyn aysi qaldan ugu dhinteen gacanta ciidamada Xisbul Islaam.

Xisbul Islaam: ganacsatadii xalay lagu dilay Baladweyn aysi qaldan ugu dhinteen gacanta ciidamada Xisbul Islaam.

Maamulka Xisbul Islaam ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegeen in ganacsatadii xalay lagu dilay Baladweyn aysi qaldan ugu dhinteen gacanta ciidamada Xisbul Islaam.
Kadib shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay saldhiga booliska ee Magaalada Baladweyn Sheekh C/raxmaan Ibraahim Macoow oo ka mid ah masuuliyiinta Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu [...]

Xayaysiis

Archives by Tag

W/Q:-saciid haji muuse
Easy AdSense by Unreal
Free counter and web stats