Wareegto shalay galinkii dambe kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxa’ud Faroole ayaa jagooyin loogu kala magacaabay wiilka madaxweynaha Maxa’ed Ca/raxmaan Faroole oo loo magacaabay lataliyaha madaxweynaha xagga saxaafadda iyo Abwaan Xasan guulwade oo loo magacaabay gudoomiyaha hidaha iyo dhaqanka Puntland.
Maxa’ed C/raxmaan Faroole ayaa horey u ahaa agaasimaha idaacadda Garoowe iyo [...]
November 30, 2009 | Posted in
Gobolada,
World News |
Sii Aqri »
Qaar ka mid ah Ciidamadii Axmed Madoobe ee looga itaal roonaaday dagaaladii Jubooyinka ayaa isu dhiibay Xarakada Alshabaab, kadib markii ay noqdeen kuwo kala firxaday oo duurka iyo xuduuda ay kala galeen.
Afhayeen u hadlay Maamulka Jubooyinka ee Alshabaab oo la yiraahdo C/fitaax Ibraahim Cali ayaa sheegay in ilaa 20-askari oo taabacsanaa Axmed Madoobe ay isu [...]
November 30, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Saraakiil ka tirsan ciidammada Maraykanka oo watay diyaarad kuwa milletariga ah ayaa gelinkii hore ee shalay ka degay madaarka Magaalada Hargeysa, halkaas oo ay kulan gaaban kula yeesheen taliyaha hay’adda sirdoonka Somaliland, Mr. Maxamed Nuur.
Ma jiro wax war ah oo xukuumadda ka soo saartay ujeeddada socdaalka saraakiishaas ka tirsan ciidammada Maraykanka iyo safarka qarsoodiga ah [...]
November 30, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
STOP BELIVING WHAT OTHER PEOPLE SAY ABOUT ISLAM AND FIND OUT THE TRUTH FOR UR SELF. Islam is the fastest growing religion in the world. Islam is going to dominate many Places in USA and Europe in …
“
November 27, 2009 | Posted in
Wararka Dibada,
World News |
Sii Aqri »
Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir ayaa sheegay in aan loo baahnayn in la is gaalaysiiyo isagoona baaq u diray Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab.
Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlayay goob fagaare ah oo dad badani ay ku tukadeen Salaadii Ciida kuna taala deegaanka Calamada ee duleedka Magaalada Muqdisho [...]
November 27, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Mas’uuliyiinta ugu sar saraysa dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta ka qaybgalay Munaasabad loogu dabaaldagayo Munaasabada Ciidul Adxaa oo ka dhacday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo salaada Ciidul Adxaa maanta dadka ku tujiyey Masjidka Isbaheysiga halkaas oo ay kasoo qeyb galeen Masuuliyiinta sar sare ee dowladda kuwaaso [...]
November 27, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Saraakiisha ugu sar saraysay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta Munaasabada Ciidul Adxaa boqolaal dadweynaha kaga qaybgalay garoonka Kubadda Cagta ee Staadiyoom Muqdisho.
Kumanaan dad weynaha ah oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir iyo deegaanada ku dhow dhow ayaa maanta soo buux dhaafiyay garoonka wayn ee Ciyaaraha ee Muqdisho Stadium halkaasi oo ay ku tukadeen [...]
November 27, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Xarakada Shabaab al Mujaahiddiin, ayaa amar ku bixisay in barnaamijka cuntada adduunka ee Qaramada Midoobay, waa hey’adda WFP, aanay mar dambe dalka keeni karin raashin dibadda laga soo iibiyay.
Sabab waxay uga dhigeen in ay WFP dhibaato ku hayso beeraleyda Soomaaliyeed, oo marka ay beeruhu u soo go’aan ay hey’addu keeneyso raashin lacag la’aan ah.
http://www.bbc.co.uk/mediaselector/ondemand/somali/meta/dps/2009/11/091125_shabaab?bgc=003399&lang=so&nbram=1&nbwm=1&bbram=1&ms3=6&ms_javascript=true&bbcws=1&size=au&bbwm=1
Sidaa [...]
November 26, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Wilaayada Islaamiga ee gobolada Jubooyinka ayaa sheegay in maamul islaami ah ay u samaynayaan degmada Afmadow ee gobolka J/hoose oo maalmo ka hor ay si nabad galyo ah kula wareegeen.
Wilaayada Islaamiga ee Jubooyinka ee Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in ay maamul Islaami ah u samaynayaan degmada Afmadoow oo dhawaan wilaayadu ay [...]
November 24, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Waxaa saakay degan Xaaladda agagaarka Kulyadii Jaale Siyaad ee Magaalada Muqdisho kadib dagaal xalay ku dhexmaray ciidamada Burundi iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
Kadib iska horimaadyo xalay ka dhacay Kulyadii hore ee Jaale Siyaad kuwaasi oo u dhaxeeyay ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi iyo xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda ayaa saakay xaaladda deegaanada [...]
November 24, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Ciidamadii Ururka Xibul Islaam ee ku sugnaa degmada Tiyeeklow aya sheegay in ay ku biireen Walaayada Islaamiga ee gobolada Bay iyo Bakool.
Munaasabad shalay gelinkii danbe ka dhacday deagmada Tiyeeklow oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa lagu shaaciyay in ciidamadii Ururka Xisbul Islaam ee mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa degmadaasi ay ku biireen Wilyaada gobolada [...]
November 24, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Wasaaradda Lacagta Soomaaliya ayaa maanta magacawday guddi kormeer iyo hubin ku sameeya habka canshuur-uruurinta Dekedda Muqdisho oo ka mid ah ilaha Dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya.
Guddiga ay Wasaaradda Lacagta u magacowday in ay kormeer, u kuurgalid iyo toosin maamulba ku sameyn doonaan habka canshuur ururinta ee Dekedda ayaa kala ah:
1. Omar Olad Ahmed
2. Abdirisak Hussein Sabriye
3. [...]
November 22, 2009 | Posted in
World News |
Sii Aqri »