Burcadbadeed Soomaali ah ayaa ka afduubay meel ku dhow dekeda Berbera markab sita calanka dalka Cambodia oo lagu magacaabo MV Layla-S, kaasoo ku wajahnaa dekeddaas si uu ugu dajiyo xamuul uu waday.
Madaxa Ururka badmaaxiinta Bariga Afrika Andrew Mwangura ayaa saxaafadda ugu sheegya Mombassa iyo markabkaas la afduubay maalintii shalay ahayd aanan la garanayn halka ay [...]
January 28, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa lagu soo waramayaan iney maanta mar kale soo gaareen isgoyska loo yaqaano Kala beyr oo ku yaala meel ugu yaraan 20-km dhinaca woqooyi kaga toosan magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan.
Sida ay sheegayaan dadka halkaasi ka dhow ciidamadan Itoobiya ayaa markii ay soo gaareen halkaasi [...]
January 28, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Ciidamada Xisbada ee maamulka Xarakada Al Shabaab ee magaalada Kismaayo gobolka J/hoose ayaa magaaladaasi qeybo ka mid ah ka sameeyey howlgalo lagu soo qabqabtay tiro haween ah oo lagu eedeeyey iney qaad ku iibinayeen magaalada gudaheeda iyo rag iska xiiray garka.
Taliyaha ciidamada xisbada ee saldhiga magaalada Kismaayo Abuu hureyra ayaa warbaahinta u sheegay iney burburiyeen [...]
January 28, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Qaar ka mid ah Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku jira Xabsiyada wadanka Kenya ee dhawaan lagu xir xiray howlgaladiid ciidamada Kenya ay ka sameeyeen Xaafadda islii ee Magaalada Nairobi ayaa cabasho ka muujiyay Xaalado nolol Xumo oo xiligaan ku heysata Xabsiyada ay ku jiraan ee Magaalada Nairobi.
Dadka Soomaalida ee ku jira xabsiyada Magaalada Nairobi [...]
January 27, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Wilaayada Islaamiga ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Galgaduud ayaa Maanta Maamul cusub u magacaabay degmada Galhareeri ee gobolkaasi.
Kadib la baday Maamulkii Hore ee Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ee degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa halkaasi loo magacaabay Maamul cusub oo hoostagi doona xaraakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
Munaasabada lagu magacaabayay Maamulkaasi cusub ayaa [...]
January 27, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Wasaaradda gaashaandhiga ee dowlada Kenya ayaa sheegtay in aysan go’aansan Masuuliyiinta sar sare ee dalka Kenya in la xir xiro dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magalaada Nairobi.
Wasiirka Gaashaandhiga dowladda Kenya Maxamed Xaaji Yusuf ayaa wareysi uu siiyay BBC-da qeybteeda Afka Soomaaliga kadib markii uu soo gaba gaboobay kulan oo la soo qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ee [...]
January 21, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Taliska Militariga dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa guulo kala duwan ka sheegtay dagaal maanta ka dhacay Xaafadaha Waqyooyi ee Magaalada Muqdisho.
Kadib Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab islamarkaana ka dhacay degmooyinka Waqooyi ee Magaalada [...]
January 10, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Saraakiil katirsan Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxa ay sheegeen in ay galabta ay la wareegeen gacan ku haynta qeybo kamid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Kadib markii dagaalo xoogan ay saakay ka dhaceen qeybo kamid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiran ayaa waxaa gelinkii danbe ee maanta dhanka Bari ee magaalada [...]
January 10, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay degmooyinka Waaberi, Xamarjajab iyo Xamarweyne oo ka tirsan Magaalada Muqdisho baaritaanno lagu sugayo ammaanka, iyadoo dhaqdhaqaaqa dadka iyo gaadiidka hakad la geliyay.
Afhayeenka Booliiska Soomaaliya G/dhexe C/llaahi Xasan Bariise oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in baaritaankan uu yahay mid lagu sugayo ammaanka, loogana hortagayo falal dhowr ah oo ka [...]
January 6, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta Muqdisho ayaa cambaareeyay shaqo-joojintii ay ku dhawaaqday Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP.
Sheekh Cali Dheere wuxuu sheegay in eeddii kasoo yeertay WFP ee ahayd inay shaqadii ay ka hayeen koonfurta Soomaaliya ay uga tageen sababo dhanka ammaanka ah iyo lacag [...]
January 6, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Xalay abaaro 7-dii Fiidnimo iyo qadar daqiiqado ah ayaa koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug waxaa ka dhacay Qaraxyo Bambaanooyin ah oo lala eegtay Xarun ay deganeyd shirkad dhinaca Kaluumaysiga ka shaqeysa iyo Xarunta Madaxtooyada ee Magaaladaasi.
Qarax koowaad ayaa waxaa lala eegtay Xarunta Shirkadda Idaan oo ah shirkad dhinaca Kaluumaysiga qaabilsan islamarkaana ka [...]
January 3, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »
Sanadkii tagay ee 2009-ka ayaa Soomaalida S/Afrika waxaa la soo gudboonaatay marxalado kale duwan oo u badan dilal aan joogsi laheyn iyo dhac fara badan taasoo laba jibaartay dhibaatooyinkii horay ugu jiray dalka S/Afrika.
Soomaalida ku nool S/Afrika oo qiyaas ahaan la sheego in ay gaarayaan ilaa 35000 oo u badan ganacsato Soomaali ah ayaa [...]
January 1, 2010 | Posted in
World News |
Sii Aqri »