Dowladda Wadanka Uganda ayaa tababar waxaa ay ugu soo gaba gabeysay Magaalada Kampala ee Caasimadda wadanka Uganda dhalinyaro la sheegay in ay qeyb ka noqonayaan ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya.
Dhalinyaradaani oo mudo sedax sano ah tababarku uu uga socday wadanka Uganda ayaa waxaa loogu talagalay in ay isbadalo ka sameeyeen dalka Soomaaliya waxaana tababarkoodii ugu [...]
December 28, 2009 | Posted in
Africa News,
World News |
Sii Aqri »

Suaad Hagi Mohamud should be dancing for joy. After 21/2 months of seedy hotel living, court dates, fingerprint tests, facial analyses, time in one of Kenya’s more notorious jails, and, finally, a DNA test, the Toronto woman on trial in Kenya because Canadian officials mistakenly labelled her an imposter will be free this week to [...]
August 13, 2009 | Posted in
Africa News |
Sii Aqri »

Safiirka u fadhiya dowladda Eritrea dalka Kenya ayaa beeniyay in Kenya ay dalkeeda ka erisay diblumaasi Eritrean ah sababo la Xariira Xariirka ay la leeyihiin Xoogaga Hubaysan ee Somaalida.
Danjire Salih Omar Abdu ayaa xaqiijiyey in Wasiirka arimaha dibadda Eritrea uu yimid Kenya isaga oo fariin qaas ah u wada madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki labo maalin [...]
August 9, 2009 | Posted in
Africa News |
Sii Aqri »

Dowladda Mareykanka ayaa ugu hanjabtay Dowladda Eritrea in cunaqabateyn lagu soo rogi doono haddii aysan faragelinta ka joojin dalka Soomaaliya.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Hillary Clinton oo shalay magaalada Nairobi kula kulantay madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegtay in aysan dowladdeeda u dulqaadan karin sida ay tiri faragelinta ay dowladda Eritrea ku heyso dadka [...]
August 8, 2009 | Posted in
Africa News |
Sii Aqri »