Kooxo hubaysan ayaa xalay dil ugu geystay Magaalada Balad Xaawo sargaal Madax ka ahaa Hay’ad Samafal oo ka howlgasha gobolka Gedo kadib markii ay gurigiisa ugu galeen.
Ninkaan la dilay oo lagu magacaabo Cusmaan Maadey oo ahaa madaxa Hay’adda samafalka iyo Daryeelka dadka waayeelada ayaa la dilay isagoo ku sugan gurigiisa oo kuyaala degmada Baladxaawo ee [...]
December 28, 2009 | Posted in
Gobolada,
World News |
Sii Aqri »
Ciidamada Maamulka Islaamiga ee gobolada Jubooyinka ayaa gacanta ku dhigay ganacsato sariflayaal ah kuwaasi oo la sheegay in ay diideen qadashada doolarka ajeex jeexan.
Wilaayada islaamiga ee gobolada Jubooyinka ayaa dhawaan waxaa ay soo saartay awaamiir ku aadan qaadashada lacagaha Doolarka Maraykanka ee jeex jeexan meelaha il maqabatada ah kuwaasi oo ay ku amartay in ay [...]
December 7, 2009 | Posted in
Gobolada,
World News |
Sii Aqri »
Barakacayaasha ku dhaqan koofurta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ka cabanaya kooxo hubeysan oo habeenkii kula dhaqaaqa Jirdil iyo Kusfi.
Dadka barakacayaasha ee ku noo xerada cadanleey ee koofurta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay ka arimiyaan Maamulka Galmudug ayaa xiliyada habeenkii waxaa ay ka cabanayaan kooxo hubaysan oo dhac u geysanaya [...]
December 6, 2009 | Posted in
Gobolada,
World News |
Sii Aqri »
Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Sh/dhexe ayaa ka warbixyay dagaal saakay aroor hore ka dhacay goob siyaaro lagu samaynayay oo ku taala deegaanka Basro ee gobolka Sh/dhexe.
Wilaayada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Sh/dhexe ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgal ay Saakay Ciidamadoodu ka sameeyeen deegaanka Basra ee gobolka Sh/dhexe.
Waaliga wilaayada [...]
December 6, 2009 | Posted in
Gobolada,
World News |
Sii Aqri »
Wareegto shalay galinkii dambe kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxa’ud Faroole ayaa jagooyin loogu kala magacaabay wiilka madaxweynaha Maxa’ed Ca/raxmaan Faroole oo loo magacaabay lataliyaha madaxweynaha xagga saxaafadda iyo Abwaan Xasan guulwade oo loo magacaabay gudoomiyaha hidaha iyo dhaqanka Puntland.
Maxa’ed C/raxmaan Faroole ayaa horey u ahaa agaasimaha idaacadda Garoowe iyo [...]
November 30, 2009 | Posted in
Gobolada,
World News |
Sii Aqri »
Waxaa saaka deganaan laga soo sheegayaa Deegaanno hoostaga Degmada Xagar ee Gobolka Jubbada Hoose, kuwaasi oo ay shalay dagaallo xooggan ku dhexmareen xoogag kala taabacsan Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab.
Waxaa dib u soo noqotay Isgaarsiintii Degmada Xagar iyo deegaannada u dhow, waxayna xaaladdu hadda tahay mid deggan, inkastoo ay dadka deegaanka muujinayaan cabsi ah in [...]
November 17, 2009 | Posted in
Gobolada,
World News |
Sii Aqri »

Dilal qorsheysan oo loo geystay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ayaa xalay ka dhacay Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ee Maamulka Puntland.
Wararka laga helayo Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ayaa sheegay in kooxo hubaysan ay dileen Xildhibaan ka tirsanaa Maamulka Puntland iyo gudoomihii Maxkamadda darajada koowad ee gobolka Bari.
Kadib salaadii Maqrib ee xalay ayaa Kooxo hubaysan [...]
November 12, 2009 | Posted in
Gobolada |
Sii Aqri »
Maamulka Islaamiga ah ee Degmada Kismaayo ayaa soo saaray digniintan ku aadan darawallada gaadiidleyda isaga kala goosha gudaha magaalada Kismaayo iyo meelaha ku xeeran.
Darawallada Gaadiidka ee Degmada Kismaayo ayaa looga digay in gaadiidka ay si degan u wadaan xilliyada ay ku dhex socdaalayaan xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo iyo wadooyinka istaraatijiga ah ee farasmagaalaha [...]
November 9, 2009 | Posted in
Gobolada,
World News |
Sii Aqri »

Waxaa maanta ka duulay Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee KANOCA Airport Madaxweyanaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Wiisrkiisa Arrimaha gudaha C/laahi Axmed Jaamac (lka Jiir) iyaga oo ku sii jeeda dalka Kenya magaadiisa Nariboi.
Waxaana lagu macneeyay ujeedada safarkooda ee ay ku tagaayaan dalkaasi in ay kulamo kula soo qataan qaar ka mid ah Saraakiisha [...]
November 8, 2009 | Posted in
Gobolada |
Sii Aqri »

Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta ku eedeeyay xukumadda Itoobiya in ay faragelin mileteri ku hayso dhulkeeda, gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta u ah gobolka Mudug.
Eedeyntan ayaa waxa ay timid kaddib markii ay ciidamo Itoobiyaan ah habeen hore Magaalada Gaalkacyo kala baxeen qof mid kalena ay dhaawaceen. Wasiirka Amniga Gen. C/llaahi Siciid Samatar oo iminka [...]
October 9, 2009 | Posted in
Gobolada |
Sii Aqri »

Seddex ruux ayaa geeriyootay, tiro kale oo intaas ka badanna dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kaddib markii uu saaka dagaal ka dhacay Tuulada Bacda ee Gobolka Hiiraan.
Dagaalka ayaa wuxuu dhacay kaddib markii Xoogag u daacad ah Xisbul Islaam ay weerar ku qaadeen saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Dowldda Soomaaliya oo tuuladaas ku sugnaa.
Saraakiil u [...]
October 9, 2009 | Posted in
Gobolada |
Sii Aqri »

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Dr. C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta gaaray deegaanka Ufeyn oo ay dhawaan ku dagaallameen labo maleeshiyo beeleed oo ka soo jeeda deegaannada Puntland, isagoo halkaasi wada xaajoodyo kula qaatay dhinacyada ay dagaalladaasi udhaxeeyeen.
Madaxweynaha oo ay waheliyaan Wasiirrada, Wasiiro kuxigeenkada, Taliyaasha ciidamada Daraawiishta, Boolis iyo Isimada Puntland ayaa la kulmay Maleeshiyaadkii [...]
September 27, 2009 | Posted in
Gobolada |
Sii Aqri »