STOP BELIVING WHAT OTHER PEOPLE SAY ABOUT ISLAM AND FIND OUT THE TRUTH FOR UR SELF. Islam is the fastest growing religion in the world. Islam is going to dominate many Places in USA and Europe in …
“
November 27, 2009 | Posted in
Wararka Dibada,
World News |
Sii Aqri »

In ka badan 15 kun oo qof ayaa ku guryo beelay roobab xoog leh oo muddo afar maalmood ah ka da’ayay magaalada Ceel-waaq oo u dhow xadka dalka Kenya.
Biyaha ayaa aasay inta badan guryaha iyo ganacsiyadii.
Sidaas waxaa qortay IRIN News oo ka tirsan qaybaha wararka ee Qaramada Midoobay.
IRIN ayaa la hadashay dad kala duwan oo [...]
October 31, 2009 | Posted in
Wararka Dibada |
Sii Aqri »

Somalia’s largest Money Transfer Company, Dahabshiil launches new electronic cash system Tuesday, in Hargeisa, officials told VOA.
The General Manager of Dahabshiil Money Transfer, Abdirashid Mohamed Saed said the computer generated Internet based system will allow their customers to obtain debit cards to withdraw funds from Automated Teller Machines.
The ATMs will be placed in [...]
October 30, 2009 | Posted in
Wararka Dibada |
Sii Aqri »

Dowladda Jabaan ayaa waxaa ay Sheegtay in maraakiib dagaal ay u soo direyso Xeebaha dalka Soomaaliya si ay ula dagaalaan burcad badeeda Soomalida.
Wasaaradda difaaca ee wadanka Jabaan ayaa waxa ay sheegtay in labo markab oo kuwa wax bur buriya ay u soo dirtay xeebaha dalka Soomaaliya iyo biyaha gacanta cadmeed iyadoo wasaaradu sheegtay in [...]
October 13, 2009 | Posted in
Wararka Dibada |
Sii Aqri »

Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Caamir Muusaa ayaa dowladaha Carabta iyo Ururada Bulshada Rayidka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga qeyb qaataan Badbaadinta Soomaaliya iyadoo laga bad baadinayo cawaaqibka dhibaatada bini’aadanimo ee qatarta ah islamarkaana ka taagan dalka Soomaaliya.
Bayaan maanta oo Axad ah Ururka Jaamacadda Carabta ka soo baxay ayaa sheegay [...]
October 12, 2009 | Posted in
Wararka Dibada |
Sii Aqri »

Magaalooyin faro badan oo katirsan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayna ku jirto Caasimada Soomaaliya ee Muqdhisho ayaa maanta lagu qabtay Xaflada maalinta caalamiga ah ee Waayeelka Aduunka waxeyna ka kala dhacday xafladaas Gobalada Banaadir, Bay iyo Gedo.
Hotelka Saxafi Labo oo ku yaalo caasimada Soomaaliya ee Muqdhisho ayey maanta iskugu yimaadeen dad faro badan oo ka [...]
October 2, 2009 | Posted in
Wararka Dibada |
Sii Aqri »

An opinion is a belief that may or may not be backed up with evidence, but which cannot be proved with that evidence.
It is normally a subjective statement and may be the result of an emotion or an interpretation of facts; people may draw opposing opinions from the same facts. There can be the public [...]
September 2, 2009 | Posted in
Wararka Dibada |
Sii Aqri »