
Waxaa maanta dalka dib ugusoo laabntay xulka qaranka kubada gacanta dalka Soomaaliya oo dalka Burundi kagasoo qeyb galay tartankii qaramada bariga iyo bartamaha Afrika.
Tartankan oo ka dhacayay magaalada Bujumbura ee dalka Burundi ayaa soomaaliya waxaa ay yeelatay 4 cayaarood oo mid ay badisay 3-na laga badiyay, waxaana macalimiintu ay sheegeen in xulka 17 jirar kubada gacanta [...]
September 9, 2009 | Posted in
Sports |
Sii Aqri »

Waqooyiga magaalada London, waxaa xalay lagu qabtay xaflad casho ah oo lagu soo gabagabaynayay tartanka kubadda cagta ee Somali week 2009. waxaa cashadaas maalgalisay shirkadda xawilaadda Olympic.
Tartanka Somali Week ku dhowaad laba todobaad ayuu socday, iyadoo dhowr iyo toban kooxna ay ka qaybgaleen. Shalay Galab, ayaa tartanka Somali week 2009 ay ciyaartii final-ka ahayd ka [...]
August 31, 2009 | Posted in
Sports |
Sii Aqri »

Saaka subaxnimadii ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka amba baxay wafdi isugu jira madax ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Gacanta, ciyaartoy, macallimiin iyo saraakiil jir-dhiska iyo caafimaadka u qaabilsan Xiriirka Kubadda Gacanta Soomaaliya, waxayna ku sii jeedaan Magaalada Bujumbura ee dalka Burundi, halkaasi oo uu ka dhacayo Tartanka Kubadda Gacanta ee Dalalka Bariga iyo Bartamaha [...]
August 29, 2009 | Posted in
Sports |
Sii Aqri »