
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga iyo Midowga Yurub Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa shaaca ka qaaday in uu dib u soo celinayo qiimihii uu lahaa Baasaboorka Soomaaliyeed oo dalal badan oo caalamka ah ay diideen ina y visa ku dhuftaan.
Danjire Nuur Cadde ayaa isagoo u warramayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da [...]
September 6, 2009 | Posted in
Local News |
Sii Aqri »

Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ayaa galabta waxa ay shaaca ka qaadeen in ay bilaabayaan dagaal cusub oo ay kaga hortagayaan Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Shisheeye ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya.
Sheekh Cali Maxamuud Raage oo ah afhayeenka Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo galabta Shir jaraa’iid u qabtay qaar kamid ah warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu [...]
August 29, 2009 | Posted in
Local News |
Sii Aqri »

Wararka naga soo gaaraya degaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Masaajid Xalay lagu Tukanayay Salaadda Taraawiixda la Rasaaseeyay.
Masaajidkan oo ku yaala degaanka Ceel Baraf ayaa sida lagu soo waramay waxaa Rasaaseeyay Kooxo hubaysan halkaasoo uu ku dhaawacmay Khaddiibkii masaajidkaas iyo dhowr Culumadii halkaa ku tukunayasey ah.
Khaddiibka oo lagu magacaabo Shiikh [...]
August 22, 2009 | Posted in
Local News |
Sii Aqri »

Waxa shalay degmada Dayniile ka furmay shir xasaasi ah oo ay kasoo qayb galeen madaxda Al-Shabaab intooda joogta Muqdisho, waxana qadka telefonka uga qayb galaya shirkaas madaxda kala joogta gobolada kale oo uu ka mid yahay Amiirka ururkaas Axmed Aw-Cabdi Godane oo hada ku sugan howdka gobolka Jubada Hoose. Shirkaas ayaa looga hadlay fashilka ku [...]
August 19, 2009 | Posted in
Local News |
Sii Aqri »

Sarkaal ka tirsan WFP wuxuu sheegay in lagu qiyaasay 10 nin oo hubeysan inay weerar ku soo qaadeen xarun ku taalo magaalada Wajid oo 400Km ujirta Waqooyi-Galbeed Mugadisho.
Magaalada waxaa maamula Xarkatu Almujaahidiin Alshabaab laakin ilaa hada ma cado cida ka danbeesay weerarka .
Xaruntaan ku taalo Wajid oo aheed meel lagu keediyo Rasshinka macaawinda sarkaalkan wuxuu [...]
August 17, 2009 | Posted in
Local News |
Sii Aqri »

Shaqaale u dhashay dalka Masar oo saarnaa maraakiib lagu heystay biyaha Soomaaliya ayaa Shalay galab waxaa ay dileen qaarna ay gacanta ku dhigeen Kooxo dhawaantan ku heystay biyaha Soomaaliya iyagoo Maraakiibtiina la baxsaday.
Labo markab oo laga leeyahay Dalka Masar islamarkaana dhawaantan ku Afduubnaa biyaha Soomaaliya ayaa shaqaalihii la socday waxaa ay shalay ku guuleysteen in [...]
August 13, 2009 | Posted in
Local News |
Sii Aqri »

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shaaca ka qaaday in ay u aari doonto culumaa’udiin Tabliiq ah oo saaka aroortii lagu dilay gudaha Masjid ku yaalla magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Shiikh Cali Maxamuud Raage (Shiikh Cali Dheere) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay u aar-gudi doonaan culumaa’udiinkaas, wuxuuna [...]
August 12, 2009 | Posted in
Local News |
Sii Aqri »

Xarakada Al-Shabab ee ka arimisa magaalada xeebeedka Marka ee Shabeelada Hoose ayaa maanta lagu soo warramayaa in ay dadka halkaasi ku dhaqan ka siibayaan Dahabka iyo Qalinka Ilkaha ugu jira, waxayna sabab arinkaasi uga dhigeen in uu Islaamka ogoleynin.
Dadka deeganka ayaa sheegya in ay al -Shabaab ay hareeraynayaan ciddii ay ku arkaan in uu ugu [...]
August 10, 2009 | Posted in
Local News |
Sii Aqri »

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa maanta barqadii waxa uu ka dhacay xaafada Afisyooni ee degmada Waabari ee gobolka Banaadir.
Labo qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay mid ka mid ah ciidamada dowladda KMG ahna waa uu ku dhaawacmay Qarax Miino oo Maanta Barqadii Deegaanka Afisyooni ee degmada Waabari Lagula eegtay gaari nuuca Rinootka ah [...]
August 9, 2009 | Posted in
Local News |
Sii Aqri »

Kulan looga hadlayay isku xirka howlaha ururada dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay soo qabanqaabisay Dallada SOYDEN ayaa manta 8 Ogost 2009 lagu qabtay Hotelka Saxafi International ee magaalada Muqdisho.
Kulanka waxaa ka soo qeyb galay in ku dhow 100 xubnood oo ka socda ururada dhalinyarada, madax ka tirsan dowladda KMG ah ee Soomaaliyeed, xildhibaanno, siyaasiyiin iyo xubno [...]
August 9, 2009 | Posted in
Local News |
Sii Aqri »